
Waxaa Magaalada Widhwidh Ee Gobolka Cayn ka dhacday Munaasibad Balaadhan oo Loogu Dabaaldagaayo Xuska dhalashada Nebi Mohamed NNKH,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Culimada Degmada WidhWidh iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanka widhidh ayaan u kala hadhin Munaasabda lagu Weyneenaayay Dhalashada Nebi Mohamed SCW,
Sanadkasta Caalamu Islam waxaa ka dhacda Munaasibado Balaadhan oo lagu Dabaaldagaayo Dhalashada Xabiibkeena Mohamed SCW,
Degmada WIdhwidh ayaa kamid ah Meelaha Sida Joogta ah Sanadkasta looga Xuso Munasibadaasi,










44 total views, 1 views today