War Deg Deg Ah Daawo:Garaadka Guud Dhulbahante Oo Wefti Puntland ah La yeeshay Kulan

Waxaa Magaalada saaxdheer ee Gobolka sool Soo gaadhay wefti culus oo ka socda Maamulka untland.

Wefitgan oo laga soo diray madaxtooyadda Maamulka Puntland ayaa waxa Hogaaminaayay wasiirka Caafimaadka Puntland  Dr Jaamac Faraax .

Weftiga wasiirku Hogaaminayo ayaa waxaa ku jira xubno xildhibaano ah.

Garaad jaamac garaad Cali garaadka Guud ee SSC ayaa Wefiga la qaatay kulan Balaadhan oo looga Hadlaayo Arrimo badan.

Wixii Ka soo kordha Kulanka Garaadka iyo Weftiga Madaxweyne Deni Soo Diray Kala soco Khaatumonews.com