Deg Deg Daawo:Somaliland Oo Ka Hadashay Socdaalka Uu Xiingalool Ku yimid Dhoobo Daareed,

Wasiirka Biyaha maamulka Somaliland Saleebaan Cali koore ayaa Ka hadlay Socdaalka uu Deegaanka XIingalool ee Gobolka Sanaag ku yimid Shalay Gudoomiyihii Hore Barlamaanka Puntland Dhoobo daareed,

Saleebaan Cali Kore ayaa sheegay in Ka somaliland ahaan ay soodhaweynayaan Gudoomiyaha balse halka uu ku sugan yahay ee Xiingalool ay tahay dhul somaliland loona baahan yahay in uu ku joogo Fikir ah inuu aainsan yahay somaliland,

Sidoo kale Saleebaan Cali Koore Ayaa Fariin udiray Axmed Karaash Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland,

 53 total views,  2 views today