
Maxamed Cabdinuur Jaamac oo ka socday Gobolka Sool ayaa kaalinta koowaad kagalay tartanka Ordka 5km ee Puntland Oo ay ka qayb-galeen200 Dhalinyaro ah kaas oo lagu qabtay magaalada Garowe ee Caasumadda Puntland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxweynaha Puntland Siciid Abdulaahi ayaa abaal-marino kala duwan gudoonsiiyay dhalinyaradii kaalimaha u horeeya ka galay tartanka.

57 total views, 2 views today