dahabshiil

Deg Deg:Shiine Culay Oo Soo Daabacay Waraaq U Karaamada Kaga Qaaday Isimada iyo Cuqaasha Warsangali

Shiine Culay oo soomalidu inta badan ay ka daawadan isagoo Ka dhex Qalonbinaya Youtube, ayaa Ku Dhacay markan Danbi uu ka galay beelweyn Iyo Odayaasha warsangali kadib markii uu wax u maskaxdiisa ka keenay ku lifaaqay in Beesha warsangali ay Ka Soo Baxday.

Shiine Culays, aya soo saaray wuxuu ugu yeedhay War saxaafadeed u ku shegaayo In Beesh warsangali Uga hadlayso Xilka qaadistii Gudoomiye Dhooobo daareed, islamarkaana ay iskaga baxayso Puntland Kadibna beeshu ay dhisanaso Maamul.

Shiine culay, ayaa warqada uu soo saaray waxaa cadeen u ah in u isagu Daabacay cid ku saxaaxan oo Guurtida Beelweynta Warsangali Ahi Majirto.

Isimada Beesha iyo cuqaasha ma jirto qof ku saxeexan waraaqda uu Ku Sheegayo Shiine Culays in ay Beeshu soo saartay.

Talaabadan Shiine Kaga Been Abuurtay beelweynta Warsangali ayaa ah mid uusan ka fiirsan islamarkaana ilhaano iyo Meelku Dhac Ku ah Dadka Beeshu u dhiibatay Hogaaminta Beesha Siida isimada iyo Cuqaasha,

Shiine Culay ayaa Waraaqdan Uu Soosaaray iyadoo ay xaadir yihiin isimada Iyo Cuqaasha beeshu waxay tahay mid Karaamo daro ku ah Madax Dhaqameedka beesha ee loo igdamay Arrinta Beesha,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19499

Posted by on Nov 8 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841