600 Loolankii ugu Xoogana oo Garoowe Ka Taagan, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Loolankii ugu Xoogana oo Garoowe Ka Taagan,

Waxaa Magaalada Garoowe caasimada maamulka puntland ka soconaaya loolan xoogan oo beesh warsangeli ugu jirto Kursigii Gudoomiyaha Barlamaanka Puntalnd,,

Siyaasiyiinta Beesh warsangali Iyo Isimada Beesha warsangali ayaa loolankii ugu xoogana ugu ijra Kursigaasi.

Marka laga yimaado loolanka beesha warsangali dhexdeeda ah ayaa hadana waxaa jira warar hoose oo sheegaya in uu iska diyaarsan yahay Qofkii Badelilaha Gudoomiye dhoobo daareed islamarkaana xukumada Deni ay haysato qofkaasi,

Mashquulka ugu badan ee Garoowe ka taagan ayaa ah loolanka Kursigaasi oo ay ku loolamayaan ilaa shan Musharax,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...