Mid kamid ah Siyaasiyiinta Maamulka Somaliland ayaa Weerar culus ku qaaday Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Rashiid Macalin, ayaa sheegay in Madaxweynaha Maamulka Puntland Uu dagaal Iclaamiyay islamarkaana waxaa uu sheegay in Puntland iyo Somaliland aysan Ku murmayn Buuhoodle ee ay Ku Murmi Doonaan Boosaaso,