Deg Deg Daawo:Madax Ka Socota Shan Maamul Oo Garoowe Soo Gaadhay

Waxaa Magaalada Garoowe caasimada Maamulka Puntland Soo Gaadhay wefti balaadhan oo ka socda maamulada Dalka soomaaliya,

Ergadan oo Ka kala socota Maamulada Jubaland,Hirshabeelle,Koonfur Galbeed Galmudug,ayaa soo gaadhay garoowe,

Sidoo kale weftiga waxa Wehelinaayay Xubno ka socda Aqalka are Dalka.

Cabdiraxmaan Faroole oo soodhaweyay Weftigan ayaa Faahfaahin dheeraad ah Ka Bixiyay Qorshaha Socdaalkooda,