Tv-ga Sahan ayaa warbixin ka diyaariyay xiisada Sababtay in Gudoomiyaha Barlamanka Puntland laga qaado Xilka.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Warbiixnta Ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Siciid Deni Dajiyay in La meel Mariyo oo uu Barlamaanku Sharciyeeyo Heshiis Xukumada Deni lasoo Gashay Dawlada Imaaraadka taaso lagu siiyay Madaxwyne Deni 21 Milyan oo Dollar sidii uu Imaaraadka ugu Wareejinlaha Dekedda Boosaaso,Maxjarka Xoolaha iyo Shirkadda Korontada,
Gudoomiye Dhoobo daareed ayaa la sheegay in uu is hortaag ku sameeyay fulinta heshiiskaasi in Barlamaanku meel mariyo,
Gudoomiye Dhoobo Daared ayaa la sheegay in uu Xilkiisa ku waayay Kadib Markii u diiday Heshiiska Imaaraadka,
