dahabshiil

Beesha Warsangali Tolkoo Laga Ordaa Waxay Dhulbahante Ka Dhaxlen Ayey Og tahay

Waxaa jira dad aan lahayn Caqli saas u sii Durugsan oo meel Dhow waxka arka kaaso lamid ah ka Haweenka oo sabab u ah waxa Haweenka Masuulka looga dhigi waayay.

Haweenka ayaa lagu tilmaama in Caqligu ka saaran yahay indhaha taaso ka dhigan hadba waxay marka indhahooda ku arkaan ayay wax ku qiimeeyan ee wax soo socda iyo wax ka dhalan kara toona ma qimeeyaan.

Markii Gudoomiye Dhoobo Daareed, Xilka laga tuuray Shalay ayaa inta uu caqligu ka saaran yahay indhaha waxay baraha bulshada Ku baahiyen Muqaallo iyo Qoraallo Ay Ku leeyihiin Beesha warsangali oo ka tashanasa Puntland,

Hadaba Beesha warsangali maaha saan filaayo mid maraysa wadadii hore dhulbahante U maray oo intay Ka caraaren is xagxagashada tolkood ku Badalan maayan Dhirbaaxo cadow soo jiren ah.

Waxaa Xasuus mudan In Dhulbahante puntland iskaga baxay 2007 islamarkaana ay isku gacan galiyen cadow soo jiren ah,

Dhulbahante, markuu ka cararay Tolkood iyaguna waxba iskamay dhigin oo intay tashaden gooni umaysan istaagin tolkoodna wey ka Ordeen xagay ku jiran marka waxay ku jiran in Cadow soo jiren ahi ku maamulo dhulkoodda kuna cashuuro kadibna lagu dhisto cashuurta laga qaado Laascaanood ,Burco iyo Hargaysa

Warsangali weynu ognahay Dhul ahaan iyo dad ahaan inay ka yar yihiin Dhulbahante Taas badelkeedana Warsangali Gooni Iskuma tagaayo Oo taas Dhulbahantaa ku fashilmay ee Ma intay Ka Ordan Xifaaltanka Walaalkood Ayay isku Gacan galinayaan Isaaq?

Dhulbahante kii lamidka Ahaa Dhoobo daareed ee Ee somaliland ugu jiray Gudaha Hoolka Barlamaanka Somaliland ayaa lagu dhex Garaacay wax ay sameeyen Dhulbahante majirto oo aan ka ahayn in ay iska dugsadan dhirbaaxada Quudhed ,

Inaad dugsato Dhirbaaxada walaalka iyo inaad Dugtaso Dhirbaaxo Qeedhed aaday Ku Taal Mida aad Dooranaso?

Ugu Danbayn Beesha warsangali waa Beel Tallo ahaan iyo Dad ahaan Ah Dad Soo Jireen ah oo Boqortooyo ah islamarkaana Aysam Marnaba ka suurto galin In Ay Isku gacan galiyan kuwo ay taariikh ahaan iyo dad ahaan Ka Facweynyihiin.

Khaatumonews.com

Kala Xirir Xafiiska Khaatumo News Whats Ap Nambarkan +46735769421

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19486

Posted by on Nov 8 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841