dahabshiil

War Deg Deg Ah:46 Xildhibaan Oo Goordhow Xilka Ka Qaadaya Dhoobo Dareed iyo Ku xigeenkii Dhoobo Oo Shir Gudoomiye ah,

Waxaa goordhawayd gacanta loo galiyay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Puntland mooshin xilka looga qaadayo Gudoomiyaha baarlamanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo Daareed waxaana saxiixay mooshinkaas 46 Xildhibaan sida uu u xaqiijiyay Khaatumonews Abukaate Cabdicasiis oo ah Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamanka PUNTLAND.

Xildhibaanada oo illaa caawa kulamo uga socdeen magaalada GAROWE waxaa loo balamiyay maalinta beri oo khamiis ah inay fadhi isugu yimaadaan xarunta baarlamanka .

Go’aankan wuxuu si cad meesha uga saarayaa oo waxba kama jiraana ka dhigayaa, fasax saddex beri ah oo maanta la shaaciyay inay gali doonaan gollaha wakiilada PUNTLAND.

Dhanka kale Gudoomiye Dhooba Daareed Oo Ku Sugan Aqalkiisa ayaa qorsheenaya inuu IScasilo intan xilka laga qaadin.

Isha ku Hay Khaatumonews.com

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19412

Posted by on Nov 7 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841