600 Daawo::Mudaharaad Ka Dhacay Buuhoodle iyo Fariimo Loo Diray Khayre Smaliland iyo Dhulbahante, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo::Mudaharaad Ka Dhacay Buuhoodle iyo Fariimo Loo Diray Khayre Smaliland iyo Dhulbahante,

Waxaa maanta ka dhacay magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn mudaharaad balaadhan oo looga soo Horjeedo Maamulka Somaliland Oo Faro galin Ku Haya Nabada Deegaanka Buuhodle.

Sidoo kale Isku soobaxayaasha ayaa Xukumada Muqdisho ku tilmaamay mid udhaga nugul dadka ama maamulada ka soo hor jeeda.

Beelaha Dhulbahante Gaar ahaan Jaaliyadaha ayaa iyana loogu diray baaq Mudaharaadkan

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...