dahabshiil

Deg Deg:Waa Kuma Gudoomiyaha Lagu Badalaayo Dhoobo Daareed,

Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo loo yaqaan (Abwaan Cabdirashiid) ayaa loo saadaalinaya in uu beddelo guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, haddii uu xilka banneeyo Cabdixakiin Dhoobo, sida ay sheegayaan xeel-dheerayaasha falanqeeya arrimaha siyaasadda Puntland.

Abwaan Cabdirashiid ayaa kamid dadkii u tartamay doorashadii guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, 4-Jannaayo ee sannadkan oo uu ku guulaystay Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) , inkastoo Mr Jibriil uu xiligaasi helay 5-cod oo keliya.

Marka laga reebo hadal-haynta falanqeeyaasha siyaasadda ee la xiriirta in Abwaan Cabdirashiid u sharraxanyahay xilka guddoomiyaha golaha wakiilada, haddana ma jirto meel uu xildhibaankaasi weli ku xaqiijiyay in uu sharraxanyahay iyo xataa meel uu ku beeniyay midna.

Abwaan Cabdirashiid oo agaasimaha xafiiska Warfaafinta Puntland soo noqday xilligii madaxweyne Gaas, ayaa lagu tilmaamaa nin galaan-gal iyo saamayn xooggan ku leh arrimaha gobolka Sanaag.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19424

Posted by on Nov 7 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841