Waxaa Maanta Magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ka dhacay Mudaharaad Balaadhan oo Shacabka Degmadaasi uga soo Horjeedan Xilka qaadiska Gudoomiyaha Barlamanaka Puntland Dhoobo daareed,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka Badhan ayaa Cod Dheer ku muujiyay sida ay uga xunyihiin Qaabka xilka looga Xayuubiyay Gudoomiye Dhoobo daareed,