
Ururka haweenka gar-gaar oo ay ku midoobeen haween kazoo jeeda gobolada sool sanaag iyo buuhoodle ayaa islamarkaana taakuleeya dadka danyarta ah agoomaha iyo wayeelka ayaa deeq lacageed oo dhan 3300 kureejiiyay gudida culimo awdiin ah oo gobolka sool ka wada olole taakulaynta bulshada reer baladwyne ee fataahada wabiga shabeele samaynt xoogan ku yeeshay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
69 total views, 1 views today