Daawo:Xildhibaan Sacadiyo Oo Kashiftay Halis Puntland Ka Badbaaday,

Xildhibaan Sacadiyo oo kamid ah Barlamaanka Dalka soomaaliya ayaa ka hadashay Xaalada Puntland iyo Weerarkii xalay ka dhacay Garoowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sacadiyo waxay Sheegtay in Madaxweyne Farmaajo lacag udiray Gudoomiyihii La diray ee Dhoobo daareed Si u u Khalkhal galiyo Amniga Horumarka Nabada Puntland.