
Waxaa Magaalada Garoowe Caasimada Maamulka Puntland Soo gaadhay Safiirka Dalka Sweden usoo magAcaAbaY Dalka soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Safiirka ayaa hore safar ugu soo maray Muqdisho, ayaa safarkiisi labaad ku maraya Puntland, iyadoo maalinta Bari ahna lagu wado in uu Hargaysa Gaadho,

42 total views, 1 views today