dahabshiil

Deg Deg:Kulan Dagdag ah Oo Hada Usocda Karaash,Dhoobo,iyo Deni Maxaase Soo kordhay,

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in kulan khaas ah hadda u socdo sadexda masuul ee ugu sareysa dawladda Puntland, kaas oo ay uga wada hadlayaan marxaladaha siyaasadeed iyo arrimihii u dambeeyey.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa lahaa sababta isku imaatinka sadexda masuul, sidda ay sheegayaan wararku waxaana diiradda lagu saarayaa khilaafka u dhaxeeya.

Gudoomiyaha baarlamaanka CabdiXakiim Dhooba-Daareed ayaa qeyb ka ahaa kulankan oo saacado qaatay, waxaana intii uu socday lays dhaafsaday arrimo xasaasi ah, waxaana aan wali jirin faahfaahin kasoo baxaysa.

Xogta ayaa sheegaysa in kulanka intii uu socday laga hadlay arrimaha ay isku hayeen Madaxtooyada iyo guddoonka baarlamaanka, waxaana soo baxaya macluumaad kala duwan

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19321

Posted by on Nov 5 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841