Deg Deg Daawo::Isaaq iyo Majeerten Isku Aroostay Hargaysa Oo Midkasta Calankiisa lasoo Baxay,

Waxaa Magaalada Hargaysa, ka dhacay Aroos aan hore Noociisa loogu Arag Guud ahaan Dalka Soomaaliya Gaar ahaan Hargaysa,

Wiil iyo Gabadh kasoo Kala Jeeda maamulada Hargyasa iyo Garoowe ayaa isku Aroostay Gudaha Hargaysa,

Hadaba Lamaanahan ayaa midkasta Miiska Soo Saartay Calanka Maamulkiisa oo hore aan loogu arki jirin Aroosyadda Soomaalida Astaamaha Noocan Ah,

 42 total views,  2 views today