600 Daawo:Shil Naxdin Leh Oo ka dhacay Gobolka Sool, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo:Shil Naxdin Leh Oo ka dhacay Gobolka Sool,

Hal ruux ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhintay, afar kalena waa ku dhaawacantay, kadib markii gaari yar oo ay wateen kula dhacay togga loo yaqaanno WAQA-DERI oo dhanka koonfurta ka xiga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Gaariga oo ay saarnaayeen shan ruux ayaa ka yimid degaanka DOCMO ee koofurta gobolka Sool, waxaana uu ku sii jeeday magaalada Laascaanood, ka hor inta uusan ku dhicin bocol ku taalla togga WAQA-DERI oo ku dhow Laascaanood.

Marka laga yimaado hal qof ee dhintay dhaawacyada afarta kale oo mid kood aad xaaladdiisu u liidato, ayaa lagu dabiibaya isbitaalka Laascaanood, waxaana la qorshaynaya in saacadaha soo socda midka liita loo qaado dhanka magaalada Hargeysa sida ay xaqiijiyeen eheladiisa.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...