
Wasiirka warfaafinta dawlada Fadaraalka soomaaliya Mr Mareeye ayaa Maanta ka hadlay sida dawlada Fadaraalka soomaaliya uga cabsi qabto warbaahinta madaxa Banaan ee Soomaaliya,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mareeye, ayaa aqalka sare ee dalka soomaaliya ka codsaday in La sameeyo Sharci ka dhan ah Warbaahinta madaxa Banaan,

40 total views, 1 views today