
Waxaa Magaalada Hargaysa soo gaadhay xubno kamid ah golaha wasiirada Ismaamulka soomaalida Itoobiya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxweynaha maamulka somalida itoobiya Mustafe Cagjar ayaa usoo diray wasiiro kala qeyb gala Tacsida Taliye Fadal Maamulka Muuse Biixi,

39 total views, 1 views today