600 Deg Deg Daawo:Deni Oo Cadeeyay In Reer Puntland Aysan Waxba uga Bahneen Xukumada Xamar | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Deni Oo Cadeeyay In Reer Puntland Aysan Waxba uga Bahneen Xukumada Xamar

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay hadal ka jeediyay degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal, ayaa sheegay in Puntland ay ku adagtahay in ay dowlado shisheeye heshiisyo maal-gelin ah la gasho, maadaama aan Puntland caalamka laga aqoonsaneyn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Balse, wuxuu sheegay in weli Puntland ay haysato fursado kale, si ay u soo jiidatao Maalgeshiga caalamiga ah, isagoo xusay in xukuumaddiisu ay heshiisyo dhinaca maalgeshiga ah la geli doonto shirkado shisheeye oo sida uu sheegay ka waaweyn dowlaha qaar kood.

“ Haddii ay adkaatay waxa la yiraahdo Bilateral-ka ( in dowlado aan heshiis la galno) yaan heshiis lageli karnaa? Shirkado Ayaan heshiis la geli karnaa. Adduunka waxaa jira shirkado dowladaha ka waaweyn” ayuu yiri Deni.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Puntland ay leedahay khayraad fara badan ,sidaasi darteedna khayraadkaasi looga faa’idaysan karo, in heshiisyo lala galo shirkadaha Maalgeshiga Caalamiga ah, si labada dhinacba uga faa’idaan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...