600 Deg Deg:Xildhibaan Iska Cisilay Barlamaanka Puntland iyo Sababta Ka danbeysa. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Xildhibaan Iska Cisilay Barlamaanka Puntland iyo Sababta Ka danbeysa.

Xildhibaan Maxamed Warsame oo ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland ayaa guud ahaan iska casilay xubinimadiisii.

Warqad uu soo diray xildhibaanka oo laga hor akhriyey kulankii baarlamanka Puntland ayuu ku sheegay in sababo isaga u gaar ah uu shaqada ugga tagay.

Xildhibaanka Baarlamanka ayaa cod gacan taag ku aqbalay is casilaadiisa, Faysal Cumar Gees-diir ayaa lagu wadaa inuu booskaan buuxiyo kuna soo biiro xubnaha baarlamanka.

Xildhibaanka is casilay ayaa kasoo gala Gobolka Bari, waxa ayna ahayd markii ugu horaysay ee uu golaha ku soo biro, isagoo sidoo kale noqonaya Xildhibaankii ugu horeeyey ee iska casila baarlamanka Puntland ee xiligan jira.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...