dahabshiil

Deg Deg:Dagaal Caawa Ku Dhexmaray Guriceel Ciidanka Dawladda iyo Ahlu Sunna

Muqdihso{ Khaatumonews }Dagaal ayaa caawa ka dhacay Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud kaasoo sida wararku sheegayaan dhaxmaray ciidamada dawladda iyo kuwa Ahlusunna

Wararka ayaa sheegaya in rasaatu bilaabatay kadib markii gaari ka soo goostay dhanka ciidanka Ahlu sunna uu soo aaday dhinaca ciidamada dowlada ee ku sugan qeybo ka mid ah degmadaas.

Goob joogayaal ayaa sheegaya iney markii dambe isku dhaceen ciidamo ka tirsan ahlu suna oo daba taagnaa gaariga ka soo goostay iyo ciidamada dowlada oo meel ku dhow saldhiga Guriceel ku sugayey gaariga.

Weli lama oga khasaaraha ka dhashay iska horimaadkan, waxaana jirta xiisad ka taagan degmadaas oo labada ciidan u dhexeysa.

Dagaalka ayaa imaanaya xilli uu degmada Guriceel ku sugan yahay Wasiirka arrimaha Gudaha, sida ay xaqiijiyeen wariyeyaal ku sugan Magaalada Dhuusamareeb.

Shaqaaqooyinkaan ilaa maanta ka dhacayay magaalooyinka Matabaan iyo Guriceel ayaa salka ku haya khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhexgalay dawladda iyo Maamulka Ahlusunna kaasoo la xiriira arrimaha dhismaha Maamulka Galmudug.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19209

Posted by on Nov 2 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841