Deg Deg Daawo:Arrin yaab Leh Oo Hargysa ka Dhacday Maydkii Taliye Fadal,

Xildhibaan Nacnac oo Kamid ah Golaha Barlamaanaa maamulka Somaliland ayaa si yaab leh uga hadlay arrin ka dhacday Hargaysa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaanka ayaa sheegay iyadoo maydkii taliyada Ciidanka Booliska Somaliland yaallo uu Radio Hargaysa Maanto Dhan Baahinayay Heesaha Magool,