Deg Deg Daawo:Aaskii Loo Sameeyay Taliyihii Booliska Maamulka Somaliland,

Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa aas balaadhan loogu sameeyay Taliyihii Ciidamada Booliska maamulka somaliland Fadal imaan oo xalay ku geeriyooday Magaalada Hargaysa,