dahabshiil

Deg Deg:Alshabab Oo Amar yaab Leh Soo Saartay,

Ururka Al-shabaab ayaa shaaciyay in ay degaanno ka tirsan gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya  ka bilaabeen ol’ole lagu Carabiyeynayo bulshada halkaasi ku dhaqan, islamarkaana looga guurayo luuqadda Af-Soomaaliga.

Al-shabaab ayaa amar ku siiyay dhammaan shacabka ku nool degaannadaasi, in ay bartaan luuqadda Carabiga iyo in ay Carruurtooda ku barbaariyaan barashada iyo ku hadalka Af-Carabiga, si loo hirgeliyo ol’olaha Carabiyeynta.

Sidoo kale, waxay maamulayaasha iyo macallimiinta dugsiyada ku amreen in ay manhajka Waxbarashada ku saleeyaan luuqadda Carabiga oo keliya, waxaana ay ku hanjabeen in tallaabo adag laga qaadi doono cid kasta oo fulin wayda amarkaasi.

Waxa kale oo Al-shabaab bulshada halkaasi deggan ku amreen, in ay goobaha ganacsiga iyo boorarka ogaysiisyada ku qoraan luuqadda Carabiga, halkii lagu qori lahaa Af-Soomaali, si loo dhiirri-geliyo barashada luuqadda Carabiga.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19141

Posted by on Nov 1 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841