
Waxaa ka socda Magaalada jabuut ee caasimad Dalka Jabuuti Mudaharaad xoogan oo looga soo Hor jeedo Xukumadda Madaxweyne Ismacil Omar Gellle.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mudaharadkan oo ah mid xoogan ayaa ciidamada Amniga Jabuuti waxay rasaas xoogan ku Riden Shacabka Mudaharadaya iyadoo Khasaare kala duwan uu ka dhashay Mudaharaadkaasi,

50 total views, 1 views today