Deg Deg Daawo::Caano-nuug oo Ka Hadlay Safarkii Cali khaliif Ee Muqdisho,

Maxamuud Caano-Nuug Oo kamid ah Kooxda cali khaliif galaydh ee ku Hungowday maamulka Hargaysa ayaa ka warbixiyay socdaalka Cali khaliif galaydh ku joogo Muqdishio.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Caano-nuug oo u muuqda mid aad quus uga taagan Siyaasada Maamulka somalialnd ayaa ku celceliyay in Cali khaliif utagay Muqdisho arrimo siyaasadeed halka uu horena cali khaliif u qariyay in uu muqdisho u tagaayo arrrimo siyasadeed,