Waxaa maalmahan Shirar ku qabanaayay Deegaanada Xiingalool Dhahar Badhan oo ah dhamaan deegaamadaasi kuwa ay dagto beelweynta Warsangali. Dhoobo daareed oo 12 sano kamid ahaa maamulka puntland, ayaa cadho uu ka qaaday kursigii Barlamaanka Puntland ee laga qaaday waxaana uu abaabulay shirar beeleedyo iyo kulamo ui ku sheegaayo in uuContinue Reading

Dr cali Khaliif Galaydh ayaa ku soo hungoobay Caasimada Muqdisho islamarkaana waxaa uu wada qorshe kale oo layaab leh. Prof Cali khaliif Galaydh ayaa siyaasadii uu muqdisho u tagay waxaa soo wajahay fashil taaso uu hada qorshenaayo mid ka duwan qorshihii hore. Galaydh ayaa wada in uu Tago Hargaysa islamarkaanaContinue Reading

Magaalada Hargaysa waxaa ka dhacay shalay Tartanka Fardaha Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, HALKAN KA DAAWO VIDEO Tartankaasi waxaa ku guulaystay oo qaaday MagaaladaHargaysa iyado Faraska Guushaasi Qaaday uu ahaa mid uu mudo ka hor siiyay garaad jaamac garaad ismaacil Muuse Biixi cabdi Xili uu Socdaal ku yimid Laascaanood,Continue Reading

Musharraxa xilka madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, ayaa eedayn culus u jeediyay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Mudane Odowaa, ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo, in uu garab iyo gaashaan uu adeegsado ka dhigtay ciidamada dowladda Ethiopia, si ay kursiga ugu sii hayaan, islamarkaana afduub, cabburinContinue Reading

Hoggaamiyaha ururka ONLF, Cabdiraxmaan Maadey oo la hadlayey waraabinta ayaa markii ugu horreysay faah faahin ka bixiyey kulankii uu dhowaan la qaatay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaame (Madoobe). Maadey ayaa sheegay in muhiimada kulanka uu ahaa mid is xog wareysi ah, islamarkaana looga hadlayey xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Jubbaland.Continue Reading