VIDEO:Farmaajo Oo Taleefoonka Kula Hadlay Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa Kula hadlay Khadka Taleefoonka Gudoomiyaha Xisbiyada Dalka Sheekh Sahriif,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wadahadal dhinaca Telefoonka ah ayaa saacadihii la soo dhaafay dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed,iyada oo madaxweyne Farmaajo uu ka dalbaday Sheekh Shariif Shekh Axmed in uu si gaar ah ula kulmo isaga.

 50 total views,  1 views today