dahabshiil

Madaxweyne Deni Oo Diyaariyay Qorshe Labo Daran Mid Doorro Ku Ah Gudoomiyaha Barlamanka PL

Xukumadda Madaxweyne Siciid Cabdilaahi Deni, ayaa diyaarisay Qorshihii Xilka looga Qaadilaha Xildhibaan Cawil xasan Daad, oo dhawaan Si Badheedh ah ugu gafay Dastuurka Puntland isagoo U adeegaya Xukumadda Muqdisho.

Xukumadda Madaxweyne Deni, ayaa Diyaarisay Xildhibaanada Xilka ka qaadaya xildhibaan Cawil Xasan Daad, ka hor intaysan maanta usoo bandhigin Warbaahinta Xeer iIaalinta Puntland codsigii Ku socday Barlamaanka Puntland ee Xasaanada looga Qadaayo Xildhibaan Cawil,

Madaxweyne Siciid Deni, ayaa diyaariyay 36 Xildhibaan oo U Codeenaya Xilka Qaadista Xildhibaan Cawil Daad.

Dhanka kale Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland, Dhoobo Daareed, ayaa Hada Ku jira Labo daran Mid dooro.

Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland ,dhan wuxuu ka raba in uu u hogaansamo Rabitaanka Xukumadda Siciid Deni. Oo Xilka uu ka qaado Xildhibana Cawil Daad, dhanka kale waxaa uu iska eegaya In shacabka oo wuxuu ka baqaya in loogu yeedho Gudoomiye Gacanta ugu Jira Kooxda Aarran Jaan,

Guduoomiyaha Barlamanka Puntland. oo arka awoodda xildhibaanada u Hogaansan Xukumadda Madaxweyne Deni, ayaa cabsi weyn ka qaba Hadii uu ka dhago adeego xilka Qaadista Xildhibaan Cawil Daad, in Isaga lagu Soo Jaheeyo 36 Xildhibaan ee Madaxweyne Deni Haysto,

Xukumadda Madaxweyne Siciid Deni ayaa doonaysa in Ay Noqoto Xukumad Ay u Hogaansaman Guud ahaan Hay’adaha kala duwan ee dawladu si ay u noqodo Xukumad aan Loogu Cago juglay Laalushka Xamar,

Talaabadan Xilka looga Turaayo Xildhibaan Cawil Daad, ayaa marka laga yimaado Dastuurka uu Ku xadgudbay ee Putland, waxay Fariin Kulul ku tahay Xubnaha kale ee Ku Haminaaya in Puntland Noqoto Masrax looga sacabiyo Xukumada Nabad iyo Nolol.

KHAATUMONEWS.COM

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=19109

Posted by on Oct 30 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841