War Deg Deg Ah:Ciidanka Puntalnd Oo Weerar Ku Qaaday Xaflad Ka socotay Badhan,

Maaalada Badhan ciidamo katirsan Puntland ayaa hor istaagey kulan lagu taageereyey gudoomiyaha baarlamaanka Puntland sida ay ii sheegeen wariyayaal ku sugnaa shirkaasi.

Ciidamada ayaa la wareegey qalabkii warbaahinta ee shirkaasi lagu duubi lahaa waxayna gacan qaad isugu jira, dhirbaaxo iyo laad u geysteen qaar kamid ah wariyayaasha ku suganaa shirka ee duubi lahaa.

Talaabadan Ciidamada Difaaca Puntland Ku Kala tuuren Xaflada badhan ayaa kusoo beegmaysa xili uu shalay warbaahinta la hadlay Gudoomiyaha barlamaanka Puntland Dhoobo Daareed,