
Iyadoo Magaalada Hargaysa Buuqa Ugu weyn Ee Ka taagan yahay Boobka dhulka oo Qoyska Madaxweyne Biixi Ay ku hayaan Dadka kale Ee Reer Hargaysa iyagoo ugu awood Sheeganaya Xukunka Jeegaamaysan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadaba Dadkii Ay Dhulka Ka Booben Muuse Biixi iyo Qoyskiisu ayaa Soo saaray War Culus Oo Cusub,

46 total views, 1 views today