Deg Deg Daawo:Qorshaha Deni Oo Cabsi Geliyay Somaliland +Maxaase Ka dhacay Qardho maanta,

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa wada qorshe culus oo cabsi geliyay cadowga Puntland kadib markii madaxweyne Sicii Deni qaaday Talaabooyin lagu soo calinaayo dhismaha ciidankii Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Magaalada Qardho ayuu maanta madaxweyne Siciid Deni Tababar uga furay Ciidan Gaadhaya ilaa shan Boqol oo Askari oo kamid ah ciidmada Difaaca Puntland.

Sidoo kale Xeryo ciidan oo Xukumada Deni Ka Damacsan tahay Badhan oo Sanaag ah iyo Boocame oo sool ah ayaa iyana lagu wadaa in lagu xareeyo ciidan gaadhaya ilaa 1000 kun askari.

Qorshaha xukumada Madaxweyne Siciid Deni ku dhisaso ciidankan xoogan oo durba uu bilaabay ayaa cabsi weyn waxay ku abuurtay maamulka Hargaysa.

Maamulka Deni ayaa aad xooga usaaraya dhismaha ciidamada taaso aysan hore iskugu hawli jirin madaxdii ka horeysay Siciid Deni.

 47 total views,  1 views today