
Waxaa Magaalada Buuhoodle Caasimada Gobolka Cayn soo gaadhay maanta DIyaarad ka soo Duushay caasimada Dalka Kenya ee Nairobi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Diyaaradan ayaa si Tijaabo ah usoo Fadhiisatay garoonka diyaaradaha Buuhoodle oo ay ka bilaabi doonto Duulimaad Nairobi To Buuhoodle ah,

57 total views, 3 views today