
Waxaa maanta Warbaahinta kula HAdlay Magaalada Hargaysa xubno kamid ah Barlamaanka Maamulka somaliland gaar ahaan kuwa ka soo Jeeda Gobolka Sanaag ee Beesha Warsangali,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xildhibaanadan ayaa Sidii madaxweynaha Puntland usheegay in sanaag uu wada haysto marka laga reebo Yubbe iyo ceerigaabo cadeeyay in hadalka Deni yahay Run islamarkaana sanaag ay ka baxday gacanta somaliland.
Xubnahan oo ah kuw aka soo jeeda Badhan Dhahar ayaa sidoo kale sheegay in Dhawaan Ceerigaabo laga yaabo in Puntland qabsato

38 total views, 1 views today