Daawo:Puntland Oo Kastamka Cashuuraha Dhigatay Buuhoodle

Maamulka Puntland ayaa magaalada Buuhoodle mudooyinkan ka sameynaayay dhaqdhaqaaq xoogan oo guud ahaan Hanaanka maamul ee Deegaankaasi ay ula wareegayan,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Puntland oo hore ugu dhistay Buuhoodle Golle Deegaan islamarkaana hada ay ka joogan Golo wasiiro oo aad u badan iyo ciidamo xoogan ayaa maanta Hirgalisay Kastamka Cashuuraha Ee Buuhoodle,