
Shabakadda Khaatumonews ayaa heshay Muqaal ay Duubtay Dahabo Axmed, oo ahayd Lataliyaha madaxweynaha Maamulka HIsrhabeelle dhanka Haweenka oo maanta Dooni kula Qarqoontay Baladewyne iyada iyo Masuuliyiin kale oo kamid ah maamulka Hirshabeelle.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dahabo Axmed ayaa muqaalkan Live ahaan usoo gashay Facebook iyadoo dhex maraysa biyaha xoogan ee Webigu kusoo daayay magaalada balse cabaar kadib iyada iyo xubno kale wey ku dhinten,

47 total views, 1 views today