Deg Deg Daawo:Maamulka SNM Ka Oo Hadlay Dagaal Ka dhacay Boorama,

Qaar kamid ah Saraakiisha maamulka SNM, ee Somaliland ayaa ka hadlay Weerar culus oo xalay lagu qaaday maleeshiyaad kamid ah maamulka SNM Oo ku Sugan Gobolka Awdal Gaar ahaan Magaalada Boorama,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maamulka SNM, ayaa sheegay in Kooxda Soo Weerartay Boorama ay Ka yimaaden Dhanka Xadka itoobiya, halka Weerarkaasi ay ku sheegen mid aan wax khasaare ahi ka dhalan,

 55 total views,  1 views today