Deg Deg Daawo:Jabhad Dagaal Ku Gashay Gudaha Borama,

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boorama ee gobolka Awdal, ayaa sheegaya in Jabhad ka tirsan kuwa ka jira gudaha gobolkaasi ay weerar ku soo qaadeen saldhiga dhexe ee Boorama.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Weerarkan oo bar-tilmaameedkiisu ahaa saldhigaasi dhexe ayaa waxa soo qaaday ciidamo ka tirsan Jabhada Suldaan Wabar, iyagoona rasaas xoogan ooda kaga qaaday ilaaladii iyoo ciidankii ku sugnaa saldhigaasi, midaasi oo si weyn looga maqlay gudaha magaalada.