600 Daawo::Horgalkii ugu Damiirka Xumaa Oo Buuhoodle Ka yidhi Hadal yaab leh, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo::Horgalkii ugu Damiirka Xumaa Oo Buuhoodle Ka yidhi Hadal yaab leh,

Waxaa goordhawEyd Warbaahinta Kula hadlay Magaalada Buuhoodle nin sheegtay in uu yahay Maayirka Maamulka SNM ee Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Horgalkan oo lagu tilmaamay ka ugu daamiirka xun ayaa ugu baaqay Maxamed Kaahin wasiirka arrimaha gudaha Inuu Buuhoodle yimaado.

Waa Layaab In Buuhoodle looga gacan haadiyo Ragi Kalshaale kulaayay Shacabka Buuhoodle ee ay ku maqan yihiin in ka badan 250 Qof oo Reer Buuhoodle Ahi,

Damir Laawahan Ka hadlay Buuhoodle ayaa noqonaya kii ugu hadalka liitay Abid ee Ka Soo Dhex Hadaaqa Caasimada Gobolka Cayn ee Buuhoodle.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...
Deg Deg:Sadex Qodob Oo Mucaaridku Soo Jeediyen Caawa
- Feb 24, 2021
Sida aan xogo muhiim ah ku maqlay waxaa socoto waan waan aanan qiyaasi karin ...
Deg Deg:-Indha Cadde oo Raali Galin Bixiyay
- Feb 24, 2021
Sida ay shaaciyen xubno sare oo ka tirsan Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, ...