600 Deg Deg Daawo:Hay”adda {SVO} Oo Shaacisay Bandhiga Carwada Bugaagta Ee laascaanood. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Hay”adda {SVO} Oo Shaacisay Bandhiga Carwada Bugaagta Ee laascaanood.

Hay’adda SVO oo Laascaanood ku Qabanaysa Bandhiga Buugaagta ee ‘Lasanod Book Fair”

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Bandhigga Buugaagta ee “laascaanood Book Fair feer ”ayaa lagu qaban doonaa bisha desembar 10-keeda ee sanadkan 2019 kaasoo socondoona ilaa 12 bisha muddo laba maalin ah.


Abdikariin Si, Guddoomiye hay’adda wadaniga ah ee SVO ayaa sheegay inay markii ugu horaysay ay qabanayaan Carwada buugta ee Lasanod Book Fair taasoo oo uu ku tilmaamay iney u noqon doonto meel ay ku soo hirtaan dadka wax qora iyo suugaanlaydu ,madaama gobolka caan ku yahay dadka wax qora iyo suugaanlayda bulshadanada ugu baaqay iney si ballaaran uga soo qeybgalaan:

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...