Deg Deg Daawo:Hadalkii Deni Oo Gilgilay Somaliland+Jawaab Calin,

Maamulka somaliland ayaa si xoogan uga cadhooday hadal shalay ka soo yeedhay madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Deni,ayaa sheegay shalay in maamulkiisu ay inta badan gobolka sanaag kala wareegen somaliland.

Hadaba maamulka Muuse bixii ayaa hadalkaasi jawaab kulul ka bixiyay maanta,