dahabshiil

Daawo::Buuhoodle Masuul Somaliland Dishay Oo Ciidankiisi Lagu Wareejiyay Somaliland

Buuhoodle{ Khaatumonews }Waxaa Magaalada Buuhoodle Bishii Ogos Kowdeedii lagu Dilay Habeenimo Fiidnimo ah Marxuun Cabdifataax Rotman Iyo Axmed maxamud Doolaal oo kamid ahaa Masuliyiinta ugu sareeyay Deegaanada SSC, ahaana ragii ku suntana halganka Xoreenta gobolada SSC,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdifatax Rotman oo ahaa maskaxdii xiliga Buuhoodle kawaday dhismaha ciidan xoogan oo lagu xoreenaayo Goblada SSC, ayaa waxaa Qorshahaasi soo afjaray maamulka somailand kadib markii ay nin ismidaamiyay ku qarxiyen Cabdifatax Rotman, Oo Salaad, Makhrib ka soo baxay Masajid kuyaala Buuhoodle

Cabdifatax Rotman, ciidankii uu waday dhismihiisa islamarkaana qorshuhu ahaa in ay la galan dagaal maamulka somaliland, ayaa maanta lagu Wareejiyay maamulkii dilay Cabdifatax rotman Ee somaliland.

Ciidamadan oo ku qalabaysan hubkii iyo gadiidkii uu gaday Cabdifatax, ayaa gacanta loo galiyay maamulka somaliland.

Waxaa nasiib daro ah in Mujaahid Cabdifatax Rotman, oo dhiigiisi ilaa hada aan meelna la saarin in maamulkii dilay ee ka shaqeeyay qorshihii la isugu Qarxiyay cabdifatax in loo gacan galiyo hantisiisi.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18930

Posted by on Oct 27 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841