
Golaha guurtida maamulka somaliland ayaa maanta la hor keenay xaar ka kamid ah Kuwa garsoonka maamulka somaliland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xeerka garsoorka maamulka somaliland oo maamulka Muuse Bixii hordhigay golaha guurtida ayaa lagu diiday kadib markii lagu arkay qodobo ku jira xeerkaasi oo ka hor imaanaya diinta islamka.

57 total views, 1 views today