Deg Deg Daawo:Musharax Odawaa Oo Ka Hadlay Xiisada Dhusamareeb

Musharax Odawaa oo kamid ah Mushariixinta u taagan xilka madaxweyne Ee Maamulka Galmudug ayaa Si Kulul uga hadlay xaalada Galmudg gaar ahaan tan Dhusamareeb ee Ahlu Sunna iyo Dawlada Fadaraalka Soomaaliya,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Musharaxa Ayaa Fariimo kala duwan u diray Ahlu Sunna iyo Dawlada Fadaraalka Soomaaliya iyo Ciidamada Ku Sugan Dhuusamareeb,