Daawo:Wariyaal Hargaysa Ka Cararay oo Muqdisho Lagu Soodhaweeyay,

Waxaa Magaalada Muqdisho, caasimada soomaaliya gaadhay tiro wariyaal ah oo ka soo cararay Magaalada Hargaysa,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wariyaashan oo U Adkaysan waayay Ficilada Maamulka Muuse Biixi ayaa Isaga Baxay Deegaanka somaliland iyo Magaalada Hargaysa iyadoo soodhaweyn loogu sameeyay Muqdisho.