dahabshiil

Daawo:Sheekh Dirir”Xaasleydu Sawirada Facebook Haka Daayan”

Sheekh Dirir oo kamid ah culimda soomaliyeed ayaa aad uga digay arrin soomaalidu caado ka dhigatay islamarkaana aad moodo in ay isugu faahan,

.HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheekh Dirir, ayaa sheegay in Diintu aysan ogalay in Xaaskaga aad Bulshada dhexdeeda ku faafiso islamarkaana waxaa uu sheegay in sawirada Dadka is qaba ay ku baahiyaan Facebook ay tahay Mid Aan Wacneen diiniyan iyo Dhaqan ahaan islamarkaana loo baahan yahay in qofku yesho Hinaase ama wax damiirkuusu diido sida uu hadalka u dhigay SHeekh Dirir,

Inta Badan Bulshada soomaaliyeed ayaa lagu arkaa Nin xaaskiisa oo u dhunkanaayo ama dhar loogu talo galay gurigeeda inay ku Joogto inta uu kusoo sawiro kusoo dhex baahinaya bulshada.

Ugu Danbayn Sheekh Dirir. ayaa damiir xumo ku tilmaamay dhaqanka soomaalidu hada caadada ka dhigatay ee Sawirada Xaaslaydu sida khaldan ugu baahiyan Baraha bulshada

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18923

Posted by on Oct 26 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841